TODOBAADKA IYO #FOREX : Falaqaynta Lacagaha Suuqa Forex iyo fursadaha Macaquulka ah

Ku soo dhawaada Barnaamijkeni todobaadlaha ahaa ee aan ku falaqayn jirnay suuqa lacagaha qalaad ee #Forex.

Todonbaadkan waxaa dib u milicsanaynaa fursadaha macquulka ah ee la Trade garayn karo iyo xanuunka #CoronaVirus oo dhibaato badan u gaystay suuqa Forex todobaad yadii la soo dhaafay.

Waxaan si gaar u falaqayn doonaa lacagaha EUR iyo GBP iyo Dhamaan kuwa ku lamaan annaga oo ka eegan doonna fursad aan ka gali karno Asbuucan.

Hadii aad doonayso inaad nala trade garayso fadlan ku soo biir Telegram keena adiga oo ku dhufanaya Link-iga hoose.

https://t.me/fxcoaching

Sidoo kale Ha ilaawin inaad #Subscribe saarto Channelka si aysan uu ku dhaafin casharada aan aan soo galiyo ee Forex la xiriira.

SUBSCRIBE | SHARE | LIKE

Comments

Comments are disabled for this post.