Sida Forex Loogu Dhacay Somalida daawo (Xuquuqda Vidoe SolaPortal)

Xaqiiq sida loo dhacay dad badan oo forex kuwaas oo inamo yar yari maalin kasta lacag ka qaadaan iyagoo u sheega in ay lacag cirka ka iminaysaa ay lacagtoodu dhali doonto.
waxaa lagu dhacay hooyooyin badan iyo dadka badan oo aan aqoon u lahayn forex inta loo sheegay in lcgtoodu bilo gudahood lacag samayn doonto.hadaba waakan cabdinaasir solna oo ka sameeey digniin kadib markii cirka la iskula baxay.

hayso lacagtaada wax forex la dhahaa a jiraan hadii kale hadhow ayaad afqoti ku ooyi doontaa hore wa idinak digay techshii ahan inmadan yar yar ee lacagta doonka ah waa beentood ma jirto lacag cirka la galiyo oo lacag soo daadisa

Comments

Comments are disabled for this post.