Meeqa ($$$) Ayaa Kasamee Kartaa FOREX TRADING Bishii

#ImisaKasameeKartaaForex
#LacagtaLagaSameeyoForex
Asc wrx wbr, aqayaarta sharafta leh waxaa idin ku salaamayaa meelwalbo oo aad muuqal ka dawaneysaan waxaana idin rajeen bash-bash, barwaaqo, cafimaad iyo cimri dheer.

Muuqalkan gaaban waxaan talo kabixinayaa qiyaas ahaan qofka lacagta uu kasame karo suuqa Forex markii uu ku cusubyahay ama bilaaw yahay ama professional trader, sido kale isla muqalka gudihiisa waxan kaga hadlaya arimo badan oo taabanaya fahamdarida iyo quraafadka dadka qaar ee ka aminsanyihiin suuqan taaso ah in si fudud looga taajiri karo Forex trading mudo gaaban, iyo waliba damaca waalida ah ee aan xaqiiqda ku saleynen e u qofka markii u ku cusubyahay suuqan ku hamiyo taaso u horseedaysa ultimo in uu ku khamaaro hantidiisa uu sida adag kuso tabacday.

FADLAN MUUQALKAN LIKE SAAR HADAA KA HESHAY, SUBSCRIBE TAABO SI AAD NOOGU XIDHNAATO ASXAABTADANA USII SHARE GAREEY MAHADSANID!

▶️FOLLOW US ON INSTAGRAM
https://www.isntagram.com/mustafyusufhussein
▶️Kusoobiir Telegram Channelkena Public ah
https://t.me/somtech1
▶️Linkigan hoose kafuro Real Accout Islamic ah Barookarka FXPRIMUS
https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=40167189&regulator=vu

Comments

Comments are disabled for this post.