Mahadsanidiin Janogalayaal 🙏🏾🙌🏾💯 #forex

Mahadsanidiin Janogalayaal Allaah Ha Idin Barakeeyo Dhammaantiin🙏🏾 💯

In aan Youtube-keena aan gaarsiinay 100K Subscribers waxaa laga yaabaa in ay idinka qaarkiin agtiina ay wax iska fudud ay ka ahayd balse aniga qiima weyn ayay agtayda ka leedahay, Qiimahaasina kuma saabsana Numberka 100ka kun ah ee aan xirnay , ee waa marka loo eego meesha aan ka nimi iyo xaaladaha adag ee aan usoo joogay Shantii sano ee lasoo dhaafay, iyada oo forex in lala bareero iska daaye ay xataa ceeb ahayd in magaceeda lasoo hadal qaado makra loo eego sida ay magaceeda loo xumeeyay, ayuu Youtube-keenu waxa uu ahaa madal ay dadka soomaaliyeed usoo doontaan, aqoon, dhiirigalin iyo macluumaad ku saabsan suuqa aan ku wada jirno✍🏾

Waa hubaal maalin kale in aan Sidaan oo kale aan 1 million U dabaal Dagi doono💯 🙏🏾

Guulaysta Janogalyaaal 🙏🏾

Mahadsanidiin🙌

Comments

Comments are disabled for this post.