Halkan ka Baro Lot- Size -ka Akoonkaaga Forex ku Haboon

ASc ka dib.

Casharkan waxa uu ku saabsan-yahay Ogaanshaha Lot ka ku haboon akoonkaaga Forex. Casharkan waxa uu kaa caawinayaa inaad ka fogaato in khasaare uu ka soo gaaro suuqa Forex.

Hoos nagula wadaag Lot- Size kii ugu weynaa ee aad isticmaashay intii aad ku jirtay suuqa forex ?

Si aad ula socoto Falaqaynta aan ku samaynno suuqa Forex iyo lacagaha qaadanayno ku soo Biir Telegram -keena ,

https://t.me/fxcoaching

SUBSCIRIBE

Comments

Comments are disabled for this post.