FOREX TRADING : Falaqaynta Suuqa iyo fursadaha Asbuucan laga heli karo

Asbuucan waxaan ku falaqaynaynaa barnaamijkeena lacagta USD oo aan filaynno in isbadal weyn uu ku dhaci doono Todobaadka nagu soo aadan. Dalka Maraykanka ayaa noqday dalka hogaaminaya tirada dadka uu ku dhacay xanuunka karonaha

Sidoo kale waxaa in badan oo kamid ah dadka Traders ka ah ee ku jira #Forex la filayaa in Lacagta USD ay iska sii iibiyaan xilli xaaladda dhaqaale ee dalka Maraykanka ay ka sii darayso.

Hadii aad doonayso inaad Furato Akoon Real ah oo Forex ah Fadlan ku dhufo linkiga hoose si aad u Furato.

https://go.fxprimus.com/visit/?bta=39100&brand=fxprimus&campaign=40515101

Sidoo kale Hadii aad rabto inaad nala trade garayso Suuqa Forex oo aad hesho Signals Free ah ku soo biir Telegram-keena.

https://t.me/fxcoaching

SHARE | lIKE | COMMENT

Comments

Comments are disabled for this post.