DIGNIIN: FOREX OO LAGA MAMNUUCAY MAAMULADA SOMALIDA DHAMAANTOOD.

DIGNIIN LACAGTIINA KA DOONTA IMIKABA…FOREX AYAA LAGA JOOJIYAY DHAMAAN MAAMULADA SOMALIDA AH DADKA WAXAA LOO DIGAYAA INAY JIRAAN INAMO YAR YAR OO FOREX XAFIISYO U FURTAY KUWAAS OO ILAA HADA LACAGTII DADKA KA QAADEEN LA ARAG MEEL AY JAAN IYO CIDHIB DHIGTAY WAXAA AAD LOOGA DIGAYAA DADKA U HAYSTA IN FOREX LAGA MACAASHO QOF ISAGA AYAA GALI KARA HA U DHIIBIN XAFIIS AMA WIIL YAR OO QURBE AMA QORAX JOOG LACAGTAADA
Facebook : https://www.facebook.com/Mfaraton
Join them now®👌 Ku Shubo Appka ugu sareeya kadib links Groupyada taabo..
http://vid.io/xvrb
https://t.me/Farsamada
https://t.me/SomaliBooks
🆎 Free Waxbarasho koorsooyinka aan Bixino 😍
® ══ ❁✿❁ ══

Comments

Comments are disabled for this post.